Haddii aad u joogtid Maxkamada codsiga amarka qalalaasaha goyska, waxaa laga yaabaa inaad heli kartid qol ammaan ah. Maxkamadaha qaarkood waxay helayaan qolal amaan ah dhinacyada dhibku ku dhacay ( qofka dhibka loo geystay) iyo mudaca dumarka ah ( qofka galay qalalaasaha qoyska). Waa inaad qof weydiisaa ka shaqeeya xafiiska diiwaanka wixii taas ku saabsan isla markaad timaadid dhismaha maxkamada si ay kuugu sheegaan meeshii aad tegi lahayd.
Website ku wuxuu ka kooban yahay macluumaad intaas ka badan oo ku saabsan adeegyada Maxkamad tegida. Wuxuu sidoo kale leeyahay tiro xiriiro ah ee ilaha macluumaadka kale ee caawimaada badan.