Queensland Courts - Court Info Logo
Dooro cinwaan Bedel luuqada X

Dooro cinwaan

Bedel luuqada

Carruur

Waad soo ka xaysan kartaa carruurtaada markaad Maxkamada timaadid haddii aadan awoodin inaad si kale hayntooda u maareyn kartid. Carruurta waa loo ogol yahay inay soo galaan qolka maxkamada. Laakiinse fadlan xasuuso in waxyaalaha maxkamada dhexdeeda lagaga hadlaa waxay noqon karaan kuwo sawir ahaan ah ama dhib leh. Sidoo kale, Maxkamada waxaa laga yaabaa inay aad mashquul u tahay dadkuna ku badan yahay. Waxaa jiri kara wakhtiga sugitaanka oo dheeraada. Xitaa marka Maxkamada dadku uu ku badan yahay, weli waa muhiim in dadka qolka maxkamada ku jiraa ay aamusnaadaan intay sugayaan.

Website ku wuxuu ka kooban yahay macluumaad intaas ka badan oo ku saabsan adeegyada Maxkamad tegida. Wuxuu sidoo kale leeyahay tiro xiriiro ah ee ilaha macluumaadka kale ee caawimaada badan.