Ku soo dhawoow Maxkamada Hoose ee Queensland (Magistrates Court of Queensland)
Website kan waxaa loogu talagalay inuu kaa caawiyo fahamka sida Maxkamada Hoose ee Queensland u shaqeyso iyo inuu ka jawaabo qaar ka mid ah su’aalaha badanaa laysweydiiyo.